Sbs Somali - Sbs Afomali
SBS News Somali: Warka SBS ee Khamiis 22 January 2026
- Autor: Vários
- Narrador: Vários
- Editor: Podcast
- Duración: 0:06:13
- Mas informaciones
Informações:
Sinopsis
Dareewallada New South Wales oo looga digay halista waddooyinka ayaamaha fasaxa 26 Jannaayo, iyadoo lacagta iyo dhibcaha ganaaxaba la kodhiyey. Donald Trump-na wuxuu ka laabtay hanjebaaddii cashuuraha dheeraadka ah ee ugu gooddiey waddamada Yurub, inkasta oo uu weli hungureynayo Greenland.