Sbs Somali - Sbs Afomali

  • Autor: Vários
  • Narrador: Vários
  • Editor: Podcast
  • Duración: 113:39:54
  • Mas informaciones

Informações:

Sinopsis

Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.

Episodios

  • Health Loneliness - Dareemmidda Kelinnimo

    12/08/2025 Duración: 10min

    Cilmi-baaris cusub ayaa walaac ku abuurtay khubarada caafimaadka, ka dib markii ay daaha ka qaadday dhibaatada kelinnimada ee ka jirta Australia.

  • SBS News_Flash Somali: 12 August 2025

    12/08/2025 Duración: 04min

    Baanka dhexe oo Austaralia ayaa la filayaa inuu maanta hoos uu dhigo dulsaarka lacagaha. Ra'iisal-wasaare Anthony Albanese ayaa Xammaas ugu baaqay inay hubka dhigaan. Donald Trump 800 ciidan ah ayuu ku amray inay galaan Washington DC oo la wareegaan ciidanka booliiska.

  • SBS News_Flash Somali: 11 August 2025

    11/08/2025 Duración: 04min

    Warkii Australia iyo caalamka ee maanta qodobbadii ugu door-roonaa.

  • SBS Somali Full Program: 08 August 2025

    11/08/2025 Duración: 52min

    Barnaamijkii Jimcaha oo dhammays tiran. Xayaysiis ku ma jiro.

  • #92 Asking for donations (Med) - #92 Asking for donations - Sida cid loo weydiiyo kaalmo/deeq.

    11/08/2025 Duración: 16min

    Learn how to ask for money or donations in English. - Baro sida cid loo weydiisto lacag ama deeq.

  • Somalia News - Warkii Sommaaliya: 08 August 2025

    08/08/2025 Duración: 09min

    Cudurka Gowracatada oo laga helay qaybo ka mid ah Soomaaliya iyo shirka madasha bani'aadannimada Soomaaliya oo ka furmay Baydhabo.

  • Is Australian tap water safe to drink?  - Australia Explained - Is Australian tap water safe to drink?  Biyaha Tuubada ma la cabbi karaa?

    08/08/2025 Duración: 11min

    Access to safe drinking water is essential, and Australia’s often harsh environment means that our drinking water supplies are especially precious. With differences in the availability and quality of drinking water across the country, how do we know if it’s safe to drink? In this episode we get water experts to answer this question and more.   - Access to safe drinking water is essential, and Australia’s often harsh environment means that our drinking water supplies are especially precious. With differences in the availability and quality of drinking water across the country, how do we know if it’s safe to drink? In this episode we get water experts to answer this question and more.  

  • SBS News Somali: 07 August 2025

    07/08/2025 Duración: 04min

    Warkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka maanta oo khamiis ah.

  • SBS Somali Full Program: 06 August 2025

    06/08/2025 Duración: 50min

    Waa barnaamijkii Arbacada oo dhammaystiran oo laga reebay xayaysiis.

  • SBS News Somali: 06 August 2025

    06/08/2025 Duración: 08min

    Macallimiin ka badan 50,000 oo shaqo joojin ka sameeyey QLD. Qasnajiga Australia Jim Chalmers oo sheegay in ay AI-du u roon tahay waxsoo-saarka iyo kor-u-qaadidda heerka nolosha haddii si mas'uuliyad leh loo maamulo.

  • Somali News - Warkii Soomaaliya: 06 August 2025

    06/08/2025 Duración: 10min

    Warkii Somaaliya: Dabkii qabsaday suuq-bacaadka. Puntland oo sii deysey markabkii Turkiga.

  • Sannad-guuradii 80aad ee bumbadii atomig-ga ee lagu ridey Hiroshima

    06/08/2025 Duración: 08min

    Siddeetan sano ayaa laga joogaa markii uu Mareykanku magaalooyinka Hiroshima iyo Nagasaki ee waddanka Japan ku ridey bombooyin atomig ah intii lagu jiray dagaalkii labaad ee adduunka. Burburkii magaalooyinkaas ka dibna waxaa bilaabmay tartan dhinaca hubka nukliyeerka ah.

  • SBS News Somali: 5 August 2025

    05/08/2025 Duración: 04min

    Warkii Australia iyo caalamka maanta

  • Dr Aways: WA Somali of the year - Waraysi

    05/08/2025 Duración: 15min

    Dr. Aweys Abdi Omar, oo ah dhakhtar Soomaaliyeed oo deggan magaalada Perth, ee gobolka Western Australia ayaa loo aqoonsadaday WA Somali of the year 2025.

  • SBS News Somali; 04 August 2025

    04/08/2025 Duración: 03min

    Toddobaadka qaranka ee dadka lumay oo lagu jiro ayay boolisku ka codsadeen dadwyeynaha inay soo sheegaan wixii xog ah ay ka hayaan dadka la waayey. Ra'iisal wasaare Anthony Albanese-na wuxuu rabaa inuu toddobaadkan telphone kula hado Benjamin Netanyahu.

  • DIY Renovations: What you need to know before getting started - Australia Explained: Maxaad u baahan tahay inaad ogaato si aad gurigaaga gacantaada ugu dayactirato?

    04/08/2025 Duración: 12min

    Many Australians love rolling up their sleeves and undertaking their own home improvements. But before you grab a hammer or paintbrush, it’s essential to understand the rules and risks so you can renovate safely and legally. - Dadka Australia ayaa qaarkood jecelyihiin inay iyagu si iskood gacantooda ugu dayac-tiraan guryahooda. Waxaase dadka lagula talinayaa inay ogaadaan ama bartaan xeerarka iyo sharciyada, bilaabin dayac-tirka, wax-ku-kordhinta iwm.

  • SBS Somali Full Program: 01 August 2025

    04/08/2025 Duración: 51min

    Barnaamijka Jimce 01 August 2025 oo dhammaystiran oo laga reebay xayaysiis.

  • SBS News Somali: 01 August 2025

    01/08/2025 Duración: 10min

    Australia oo sheegtay inay aqoonsan doonto Falastiin laakiin aan weli sheegin taariikh. Ardayda Australiyana waxay soo dhoweeyeen sharciga heer federal ee loo ansixiyey si loogu dhimo deynta HECS.

  • Somalia News - Warkii Soomaaliya: 01 August 2025

    01/08/2025 Duración: 11min

    Warkii ugu dambeeyey ee Soomaalia.

  • Ma daahisaa daryeelka ilkaha kharashka awgii?

    01/08/2025 Duración: 09min

    Ururka Dhakhaatiirta Ilkaha ee Australia (Australian Dental Association) ayaa sheegay in qiyaastii 1.5 milyan oo carruur ah ay sannad kasta seegaan daryeelka ilkaha ee bilaashka ah. Dhanka kale, ururrada caafimaadka Aborijin-ka waxay sheegayaan in wacyigelintu aysan ahayn caqabad kaliya ee heysata bulshada First Nations iyo kuwa dhaqammada iyo afafka kala duwan leh

página 1 de 30