Sinopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodios
-
Todobaadka Xoriyadda Soomaaliya iyo General Catoosh
03/07/2024 Duración: 12minGeneral Mohamed Atosh muxuu ka xasuustaa xoriyaddii iyo dawladihii ka danbeeyay?
-
-
Maxaa Senatorad Fatima Payman xisbiga looga saaray?
03/07/2024 Duración: 07minSenatorad Fatima Payman oo laga soo doortay gobolka WA ayaa ka soo horjeesatay xisbigeeda Laborka marka ay Haa ugu codaysay mooshin lagu aqoonsanayay Falatiin xor ah oo xisbiga Greenku aqalka Senatka hor keenay. Xisbiga Laborka ayaa markaas kadib Senatorad Payman ka joojiyay howlaha xisbiga.
-
-
Cumar Nuur waa qoraaga buuga 'Waalidka iyo Da'yarta Qurbaha'
02/07/2024 Duración: 24minWaxaa Melbourne lagu soo bandhiyaa buuga 'Waalidka iyo Da'yarta Qurbaha' Waxaan ka waraysanay qoraaga buuga Cumar Nuur.
-
Xafladda 1-da Luuliyo oo lagu qabtay Melbourne
02/07/2024 Duración: 22minXafladda 1-da luuliyo oo lagu qabtay Melbourne ayaa waxaa ka soo qayb galay madax ka timid Soomaaliya.
-
-
-
Australia Explained: fursadaha macalinimo iyo faa'iidada
26/06/2024 Duración: 10minQaybtan ka mid ah barnaamujyadeenii Australia Explained waxaan ku eegaynaa abaalgudka laga helo macalinimada iyo fursadaha lagu noqodo macalin ee dalkan Australia.
-
Warbixin xoriyadda Gobolada woqooyi
26/06/2024 Duración: 09minXuska 26 June oo lagu qabtay Muqdishu
-
Todobaadka Xoriyadda Soomaaliya
26/06/2024 Duración: 16minWaraysi: Nuur Fiqi iyo xoriyadda Soomaaliya
-
-
Todobaadka Xoriyadda Soomaaliya 26 June-1 July
26/06/2024 Duración: 08minWaraysi: Abdullahi Daahir iyo xoriyada Soomaaliya.
-
-
-
-
Wararka SBS Somali 19 June
19/06/2024 Duración: 11minSoomaalida dhawaan soo galay Australia, ma ku noqon doonaan dalkii? Cabdullahi oo ah nin dhalinayaro ah dhawaana yimid Australia ayaan waydiiyay su'aashaas.
-
Cabdullahi wuxuu dhawaan qaxooti ku yimid Australia
19/06/2024 Duración: 09minIyadoo caalamka laga xusayo maalinta qaxootiga aduunka 20 June, waxaan waraysi ku saabsan qaxootinimada la yeeshay Cabdullahi oo ah nin dhalin yaro oo dhawaan qaxootinimo ku yimid Australia.
-
30 sano kadib ayaa dibudejin la siiyay Ahmednoor, sidee ayuu u arkaa nolosha cusub?
18/06/2024 Duración: 13minAhmednoor wuxuu 30 sano ku jiray xeryaha qaxootiga Kenya, haddana waxaa dibudejin laga siiyay dalka Holland. Wuxuu ka waramayaa noloshii xeryaha iyo tan cusub ee Holland.
-