Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

  • Autor: Vários
  • Narrador: Vários
  • Editor: Podcast
  • Duración: 44:58:16
  • Mas informaciones

Informações:

Sinopsis

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ahAnsvarig utgivare: Olle Zachrison

Episodios

  • Wararka maanta ee Radio Sweden

    06/05/2022 Duración: 02min

    Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah App-cusub  oo lasoo saaray kana hortaga weerarada skuulka lagu soo qaado,  degmadda Jönköping, Maxkamadda maamulka ayaa sheegtey in ay ahayd qalad in bilaysku uusan ogolaansho siinin Rasmus Paludan kulan ka dhacayey Borås, iyo warar kale

  • Wararka maanta ee Sweden

    05/05/2022 Duración: 02min

    Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xaalada ADHD ayaa ku badan wiilasha  marka labarbardhigo gabdhaha ayaa laga helay Adhd,Xatooyooyinka jeebsiibka ayaa sare u kacay sandkan iyo warar kale

  • Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

    04/05/2022 Duración: 02min

    Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Dowladda Sweden ayaa go’aamisay in lacago gunnooyin ah lagu  kabto dadka shaqadda ugu safra gawaaridooda, dad aad u yar ayaa caawinaad  ka raadsaday waaxda degdega ah ee dhimirka intii lagu guda jiro xilligii kroonaha 2020 iyo 2021 iyo warak kale kala soco boggeena

  • Waraka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

    03/05/2022 Duración: 02min

    Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xisbiga  Miljöpartiet ayaa la’ musharixiin uga qeyb gesha doorashooyinka  degmooyinka dalka, Hay’adda  qaabishan duruufaha shaqada iyo shaqaalaha  ee Arbetsmiljöverket ee Iswiidhan ayaa xirtey baaritaankii  warbixinnada ay hay’addu  heshay ka dib rabshadihii todobaadka Easter-k iyo warar kale

  • Wararka maanta ee Sweden.

    02/05/2022 Duración: 02min

    Xisbiga S oo raba in la kordhiyo lacagta a-kassa iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

    29/04/2022 Duración: 02min

    Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xayiraadihii ururka dekaddaha Sweden ay ku soo rogeen maraakiibta ruushka oo la dhaleeceeyay, Maandooriye faro badan oo laga helay dugsi lagu xannaaneeyo caruurta oo ku yaala magaalada  Västerås iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

    28/04/2022 Duración: 02min

    Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Bangiga qaranka ayaa sare u qaadidoona heerka dulsaarka 0.25 boqolkiiba, waxaana la saadaalinayaa in sare u kaca ku yimid lacagta dulaasrka ah ay sii socondoonto ilaa iyo sanadka 2024,Xafiiska shaqadda Sweden ayaa sheegey in ay waqtidheer ay qaadan doonto in qaxootiga Yukreyn ay shaqo bilaabaan, Iyo wararkale

  • Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

    27/04/2022 Duración: 02min

    Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Booliiska ayaa diiday codsi uu siyaasiga garabka midig ee xagjirka ah Rasmus Paludan ku doonayey inuu markale ogolaanshe u helo  isusoobax  gudha degmadda Trollhättan, Säpo oo ka digtey saameynta Ruushka ee dooda Nato, iyo warar kale

  • Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

    26/04/2022 Duración: 02min

    Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Hogaamiyaha xisbiga Libaraalka Johan Pehrson ayaa faallo ka bixisay hadal ka soo yeedhay hogaamiyaha xisbiga Christian Democrats Ebba Busch sabtidii mar ay wareysi bixineysey,Boliiska dalka Sweden ayaa xiray labo qof oo lala xiriirinayo rabshadihii ka dhacay magaalooyinka Norrköping iyo Linköping usbuucii Easterka, iyo wararkale

  • Warka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

    25/04/2022 Duración: 02min

    Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Degmadda Trollhättan ayaa joojin doonta in calanka Ukraine laga suro bannaanka xarunta dowladda hoose, Siyaasiga Xagjirka ah Rasmus Paludan ayaa racfaan ka qaatay go'aanka ay booliska gobolka galbeed ku diideen codsigiisa ku aadan inuu shir guud uu ku qabto magaaalada Borås maalinimada Jimcaha ah iyo warar kale

  • Wararka maanta ee Sweden.

    22/04/2022 Duración: 03min

    Hogaamiyaha xisbiga KD oo dhaleecayn u soo gudbisay booliska iyo warar kale. Sixitaan: Warkan oo aan siideyney 22kii bishii April erayga Iswiidhishka ee "Islamister" oo ay hogaamiyaha Kristen Demokraterna Ebba Busch ay hadalkeeda ku xustay waxaa loo tarjumay sidan "dadka isticmaala Islamka si ay dembiyo u sameyaan".Turjumistaas oo khalad ah , sidaa darteedna ayaan u saxeynaa khaldkaas, haddalka Ebba Bush ayaa ahaa sidan:- ”Ugu yaraan 100 boolis ayaa dhaawacmay. Su’aasha u baahan in la is weeydiiyo ayaa ah sababta ay 100:ka dhaawacmay u ahaan waayeen xaqjiriyiintii muslimiinta ahayd ee rabshadahan ka dambeeyay. Kuwan ayaa isticmaalay dhagax si ay u dilaan booliska dalkan, si ay u dilaan shaqaalaha heeyadda badbaadada iyo si ay dhaawacaan kuwa ka shaqeeya daryeelka caafimaad. Halka uu boolisku ka dhaawacmay waxeey aheeyd in ay iyagu dhaawacmaan. Sababta uu boolisku rasaas u ridi waayey maxay tahay?, ayey sheegtay Ebba Busch.”

  • Wararka maanta ee Sweden.

    21/04/2022 Duración: 02min

    Iswiidhish- Soomaali raba in ay dacwad ka gudbiyaan Paludan iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    20/04/2022 Duración: 02min

    Sagaal sanno oo xabsi ah ayaa lagu xukumay shakhsigii magaalada Uddevalla ee 5000 oo qof u surtogeliyay in ay maandooriye ka iibsadan internetka iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    19/04/2022 Duración: 02min

    Dawladda oo aaminsan in ay kooxaha dembiilayaasha ka dambeeyaan rabshadihii dalkan ka socday ilaa todobaadkii hore iyo warar kale.

  • Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

    14/04/2022 Duración: 02min

    Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Wiil dhalinyaro ah ayaa loo la cararay cusbitalka ku yaala magaaladda Malmö kadib markii ay dhaawac u gesteen koox soo weerartey wiilkan, Booliiska oo  kordhinayey wakhtiga codsiyada baasaboorka iyo Warar kale kala soco boggeena internetka.

  • Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

    13/04/2022 Duración: 02min

    Saddex qof ayaa hadda lagu soo oogay dacwad ku saabsan inay ku xad-gudbeen xorriyadda macluumaadka, Safafka kontrolka ee Airboorka Arlanda, ayaa dheeraaday iyo warar kale

  • Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

    12/04/2022 Duración: 03min

    Nyamko Sabuni oo markii ugu horeyey la hadashay warbaahinta kadib iscasilaadeedii usbuucii hore , Booliska oo gacanta ku dhigey droogo lagu qiyaasay 5milyan oo kroon iyo warar kale kala soco boggeena internetka.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    11/04/2022 Duración: 01min

    Nin dhintay ka dib lagu toogtay Stockholm iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    08/04/2022 Duración: 01min

    Hogaamiyaha xisbiga Liberalerna oo xilka iska casishay iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    07/04/2022 Duración: 01min

    Macallin shaqada laga eryay ka dib uu fideeyow sharci darro ah daabacay iyo warar kale.

página 44 de 50