Sinopsis
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ahAnsvarig utgivare: Olle Zachrison
Episodios
-
3/10 Podd-ka maanta
03/10/2025 Duración: 02minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Sweden oo codsatay in qunsuliyaddeedu la kulanto Greta Thunberg iyo iswiidhishkii kale.Booliska ayaa sheegay inay isgaarsiintooda gudaha ey culays buux dhaafiyeen intii uu socday howlgalkii Risbergska ee magaalada Örebro.Isbitaalka Skåne ayaa la xiriiri doona dhammaan qoysas, horey loo baarey.
-
Maanta iyo wararka radio Sweden
02/10/2025 Duración: 02minToboneeyo isbitaallo aaday ka dib markii ay ku sumoobeen cunto ay maqaayad ka cuneen. Miinooyin kuwa gacanta laga tuuro oo laga helay baabuuro la baaray. Sharuudaha taayarada baabuurka xaamuulka ee xilliga jiillalka oo la adkeeyey.
-
Wararka maanta iyo Sweden
01/10/2025 Duración: 02minBoqorka oo ay ceeryaan ka hor istaagtay booqashadiisa NATO. Dad badan oo looga baahan yahay inay hubkooda celiyaan. Kummanaan qof oo ey dhici karto iney internetka ka iibsadeen dawo sharci-darro ah.
-
Wararka maanta iyo Sweden
30/09/2025 Duración: 02minDacwad culus oo lagu soo oogay nin sakhrad ku duuliyey daroonar. Dadka qaba ADHD ayay u sahlanaan doontaa qaadashada laysanka darawalnimada. Baare: Sida loo joojinayo ip-tv-ga sharci-darrada ah.
-
Wararka maanta iyo Sweden
29/09/2025 Duración: 01minCaawimaad ka hortagga dronarka ay Iswiidhan u fidinayso Denmark. Dad badan oo xiiseeya buugaagta oo tegay Göteborg. Gabar la laaa oo laga helay iyadoo dhimatay Norway.
-
Wararka Maanta Sweden
26/09/2025 Duración: 02minNin kooxda IS lacag u ururiyay ayaa xukun lagu riday . Xukuumada oo lacag ugu deeqaysa Qasa. Magaalada Malmö ismaris aan la aqoon meel laga keenay ayaa ku xaniban.
-
Wararka maanta iyo Sweden
25/09/2025 Duración: 01minDab ka kacay xarun daryeel oo ku taalla Sunne. Tirada ardayda bilaabi karta dugsiga sare oo wax yar korortay. Dacwadda suxufiga Swedish-ka ah Joakim Medin oo dib loo dhigay.
-
24/9 Podd-ka maanta
24/09/2025 Duración: 01minDab ka kacay guri dabaqyo ah oo ku yaalla Tjärna Ängar ee magaalada Borlänge. Booliska Göteborg oo aqoonsaday in ka badan 30 taageereyaal kubbadda cagta oo falal culus ku jira. Dibad u dhoofinta baabuurta oo hoos u dhacday 25 boqolkiiba.
-
23/9 Pod-ka maanta
23/09/2025 Duración: 02minHeyadda fayadhowrka Sweden oo beenisay hindise looga faafiyey si khaldan. Masjid ku yaala Hultsfred ee gobolka Småland oo gubtay kuna basbeelay. Iswidhan iyo 24 dal oo kale ayaa soo saaray bayaan wadajir ah - bukaannada Qaza.
-
Maanta iyo wararka radio Sweden
22/09/2025 Duración: 02minHindise lagu soo jeediyay in gebi ahaan iskuullada laga mamnuuco tubaakada. Laba qof ayaa toogasho lagu diley Norrköping iyo Stockholm fiidnimadii sabtiidii. Siddeed ka mid 270-ka baraf weyne glaciaärer-da Sweden oo dhallaalay.
-
19/9 Podd-ka maanta
19/09/2025 Duración: 02minXisbiga Moderaterna oo soo bandhigay hindise cusub oo la xiriira soo-galootiga. Xukuumadda iyo xisbiga SD oo diyaar la ah amaah 220 bilyan oo karoonah. Booliiska oo doorbiday in aan la soo saarin shuruudo cusub.
-
Wararka maanta iyo Sweden
18/09/2025 Duración: 02minXukunkii lagu sii daayay Henrik Landerholm oo rafcaan laga qaaay Wiilal lagu soo oogay dacwad dilka aabbe carruur yar leh MP oo ku dacweeyay dowladda jebinta sharciga caalamiga ah
-
Wararka Maanta Sweden
17/09/2025 Duración: 01minXayeeysiin ka beenabuurasho tigidhada gaadiidka oo faafaya. Isticmaalka muqaadaraadka dhallinyarada ka da'yar 30 sannadoodoo yaraatay. Caqabaddii bakteeriyadii Salmonella ee ka dillaacday Sörmland oo la ogaadey iney ukunta iswiidhishku ka dambeeysay.
-
Wararka maanta iyo Sweden
16/09/2025 Duración: 02minSaddex qof oo Swedish ah oo lagu qabtay dalka Portugal Xukuumadda oo ku maalgelineysa in ka badan afar bilyan oo karoon waxbarashada Ehel ayaa lagu xukumay xabsi ka dib markii gabar dhallinyaro dalka khasab looga saaray
-
Wararka maanta iyo Sweden
15/09/2025 Duración: 02minGabar 17-jir ah oo dhowr jeer la tooreeyey 19-jir shaqa qaran haya oo lagu xukumay afar kiis oo faraxumeyna Waayeelka xaqa u leh inay codbixiyaan oo sii kordhaya
-
12/9 Podd-ka maanta
12/09/2025 Duración: 02minJessica Stegrud SD, ayaa maanta kulan wada-xaajood ah la yeelatay Linda Lindberg. Waxaa kor u kacay dadyoowgii dalxiiska ku iman jirey Sweden. Wasaaradda arrimmaha dibadda Sweden ayaa shalayto u yeertay daljiraha dalka Ruushka u fadhiya Sweden.
-
Maanta iyo wararka radio Sweden
11/09/2025 Duración: 02minWaalidiinta diida caawinaadda caruurtooda dhinaca qaldan u leexda, oo laga yaabo in lacag ganaaxo. Qiimaha cunnada oo Agoosto hoos u dhacay. Suuqa shaqada oo cadaadis saaran yahay.
-
Wararka Maanta Sweden
10/09/2025 Duración: 01minBooliska ayaa baaritaan bilaabay kadib markii hal nin xalay lagu dilay magaalada Göteborg. Shirkadda lacagta lagu bixiyo ee Klarna oo lagu qiimeeyay suuqa saamiyada magaalada New York. Laba nin iyo naag la xukumay kufsi iyo faraxumeeyeen ilmo yar.
-
Wararka Maanta Sweden
09/09/2025 Duración: 01minDhamaan shaqaalaha ka shaqeeya magaalada Stockholm ayaa la faafiyay. Xukuumadda oo soo jeedisay maalgelin dhan 300 milyan internetka xarunta waayeelka oo laga helay solmenia
-
Wararka Maanta Sweden
08/09/2025 Duración: 01minBaaritaan lagu samaynayo in barqo seexashada iyo ardayda Tirada dhalinyarada ciqaabta gudanaysa oo sii kordhaysa. Wasiirada caafimaadka oo xilka katagaysa.