Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

  • Autor: Vários
  • Narrador: Vários
  • Editor: Podcast
  • Duración: 44:58:47
  • Mas informaciones

Informações:

Sinopsis

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ahAnsvarig utgivare: Olle Zachrison

Episodios

  • Wararka maanta ee Sweden.

    30/03/2022 Duración: 02min

    Iswiidhan oo aan u gudbin koobka aduunka kubada cagta iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    29/03/2022 Duración: 02min

    Kooxda kubada cagta Iswiidhan oo maanta ka hor imanaysa Booland iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    28/03/2022 Duración: 02min

    Nin lagu toogtay magaalada Stockholm iyo warar kale. *Macalin Jaamac, oo hore Sweden darawalnimo uga shaqayn jirey, ayaa sheegay in loo magacaabay lataliyaha wasaaradda gaadiidka ee Somaliland si uu uga shaqeeyo arrimaha amniga gaadiidka waddooyinka.

  • Wararka Maanta  ee Sweden

    25/03/2022 Duración: 03min

    Dad aad u yar ayaa raadsaday daweynta cudurka kansarka intii lagu jiray cudurka faafa ee Covid19 Dhanka kale, Subaxnimadii jimcaha, afar qof ayaa la codsaday in lasoo xidho iyada oo lala xiriirinayo faldambiyeed ka dhacay Dukaanka ICA-Härvan iyo wararka kale oo dheeraad ah kala soco bogeena Gobolka jämtland oo soo guryo badan u helay dadka qaxootiga

  • Wararka maanta ee Sweden.

    24/03/2022 Duración: 02min

    Kooxda kubada cagta Iswiidhan oo caawa ka hor iman doonta kooxda Sheekiya iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    23/03/2022 Duración: 02min

    300 000 qof oo ka soo qaxay Yuukraain ayaa dalkan soo gaadhi kara, dhaleecayn loo soo gudbiyay degmooyinka iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    22/03/2022 Duración: 02min

    Wasaarada difaaca oo loo gudbiyay dhaleecayn, weerarkii iskuulka Malmö iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    21/03/2022 Duración: 02min

    Waxaa cisbitaalka magaalada Falun ku yar caanaha naasaha, mudaharaad lagu taageerayo Yuukraain iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    18/03/2022 Duración: 02min

    Kooxda qaranka kubada cagta ee Ruushka ayaan ka qeeyb geli doonin koobka adduunka iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    17/03/2022 Duración: 02min

    Ururka dekada oo joojin doona maraakiibta ka yimaada amba ku socda Ruushka iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    16/03/2022 Duración: 02min

    Fikirka ay soomaalida Örebro ka qabto Nato maxeey tahay? Iyo qodobo kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    15/03/2022 Duración: 02min

    Heeyada socdaalka ayaa sheegtay in ay 500 shaqaale oo cusub ka shaqaleeysiin doonto wakhtiga fooda inugu haya iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    14/03/2022 Duración: 02min

    Kharashka shidaalka oo kor u kacay, taas oo saameeysay milkiilayaasha tagaasida iyo warar kale.

  • Wararka raadiyaha Sweden

    10/03/2022 Duración: 02min

    Ruushka iyo Yukreyn oo aanan wali xal gaarin, L oo soo jeediyay in la dhimo canshuurta shidaalka iyo Soomaalida oo ka walaacsan dagaalka Yukreyn

  • Wararka maanta & Sweden

    09/03/2022 Duración: 03min

    Dhalinyarada oo ugu baaqay siyaasiyiinta in ololaha doorashada looga hadlo kala soocida iyo cudurrada dhimirka, Wiil dhawaan ku dhaawacmay iskuul ku yaala Göteborg oo shalay ku geeriyooday iyo warar kale.

  • Wararka maanta & Sweden

    08/03/2022 Duración: 02min

    Laanta socdaalka oo gacanta ka taagtay qaxa kusoo qulqulaya Sweden, Shaqa la'aan ba'an oo ka jirta Västerbotten iyo warar kale halkaan ka dhageyso.

  • Wararka maanta & Sweden

    07/03/2022 Duración: 02min

    Ruushka iyo Yukreyn oo mar kale wada hadli doona, Qiimaha Shidaalka oo sara u kacay iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    04/03/2022 Duración: 01min

    Boqortooyada Ingiriiska oo ballan u qaaday Sweden in ay difaacdo hadii uu Ruushku ku soo duulo iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    03/03/2022 Duración: 02min

    Sweden oo u yeedhay safiirka Ruushka u fadhiya halkan iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    02/03/2022 Duración: 02min

    Dadka ka soo qaxa dalka Yuukraain oo deganaasho meel ku gaadh ah heli kara iyo warar kale.

página 45 de 50