Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

  • Autor: Vários
  • Narrador: Vários
  • Editor: Podcast
  • Duración: 44:58:47
  • Mas informaciones

Informações:

Sinopsis

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ahAnsvarig utgivare: Olle Zachrison

Episodios

  • Maanta iyo wararka radio Sweden

    01/03/2022 Duración: 03min

    Dowladda oo go'aansatay in lacag iyo hub loo diro Yukreyn. Bulshadda oo ka walaacsan sida la yeelayo haddii xaalad dagaal dhaco iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    28/02/2022 Duración: 02min

    500 000 oo qof ayaa ka soo qaxay dagaalka Yuukraain iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    24/02/2022 Duración: 01min

    Duulitaanka Ruushka ee dalka Yuukraain iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    23/02/2022 Duración: 01min

    Dawladda oo soo jeedisay hindise cusub oo ku saabsan daryeelka caafimaad iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    22/02/2022 Duración: 01min

    Ururo doonaya in caruurta iskuulka wax laga baro cudurada maskaxda, basas isku dhacay Stockholm iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    21/02/2022 Duración: 02min

    Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Wakhtiga sugitaanka basaboorka oo dheeraaday, dhiiga oo ku yar gobolada qaar iyo warar kale.

  • Maanta iyo wararka radio Sweden

    18/02/2022 Duración: 02min

    Diyaaradaha dagaalka Mareykanka oo muuqooda lagu arkay Koonfurta dalka. Shaqsiyaad ka tirsan shabakadda Vårbynätverke too xabsi dheer lagu xukumay iyo Siyaasiinta soomaalida oo sheegay in doorkan arrimo badan ay diirada saarayaan xilli ay soo dhow yihiin doorashaddii dalka.

  • Maanta iyo wararka radio Sweden

    17/02/2022 Duración: 02min

    Tababar meleteri oo la siin doono ciidanka difaaca madaniga gobolka Gävleborg. Dadka Sweden ee qaatay tallaalka 3aad oo ay shan malyan ku dhow yihiin. Iyo gabar soomaali ah oo shirkad taksi furatay.

  • Wararka raadiyaha Sweden

    16/02/2022 Duración: 01min

    Dhalinyaro roonda habeenkii ka bilaabay Norsberg, Shaqaale iskuul oo lagu heysto in uu caruur fara xumeeyay & warar kale.

  • Wararkii maanta & Sweden

    15/02/2022 Duración: 02min

    Baarlamanka EU oo guddi baara u saara baarista barnaamijka wax lagu basaaso ee Pegasus, nin loo haystey ilmo la toogtey oo la daayey & Fatha Mohamed oo samaysay website lagu iibiyo dharka asturan

  • Wararkii maanta & Sweden

    14/02/2022 Duración: 02min

    RW & Abaanduulka Ciidanka Sweden oo iska arkay arrinta Ukraine, toogashooyin dhimasho sababay oo ka dhacay Skarpnäck, iyo Kastamka oo qabtay daroogo aad u badan.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    11/02/2022 Duración: 02min

    Dad lagu tuhunsanaa inay lacago dhaqeen oo la xumay, Milkiile meel dadka lagu masaajo oo isna lagu xukumay xabsi iyo masaafurin. Iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    10/02/2022 Duración: 02min

    Bangiga dhexe ee Iswiidhan oo sheegay in aaney wax ka bedeli doonin heerka dulsaarka, Mashruuc lagu caawinayo soogalootida dalkaan ku cusub ee dhanka waxbarashada oo ay dowlada soo jeedisay.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    09/02/2022 Duración: 02min

    Komiishan EU-da oo Sweden ashtakeeyay, Xayiraadyadii corona oo maanta la joojiyay iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    08/02/2022 Duración: 02min

    Milkiilayaasha makhaaxidaha oo xirfadleyda la', Doorashadii dalka oo soo dhow iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    07/02/2022 Duración: 01min

    Warbixino been ah oo lagu gudbiyay aaladaha internetka iyo warar kale.

  • Wararka raadiyaha Sweden

    04/02/2022 Duración: 01min

    Safiirka Soomaaliya ee dalkaan Sweden oo waraaqihiisa aqoonka la gudoomay, Ciyaaraha Olombikada oo maanta furmay iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    03/02/2022 Duración: 02min

    Xayiradyadii corona oo todobaadka dambe ku eeg iyo warar kale.

  • Maanta iyo wararkii radio Sweden

    02/02/2022 Duración: 02min

    Carruuro qandho qalal uu ku riday nooca cusub Corona. Ruush-ka oo dhambaal soo diray. Iyo warar kale oo dheeri ah.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    01/02/2022 Duración: 01min

    Maryan Cabdulle Warsame oo keentay rayi ku saabsan makhaayad wareegaysa oo gaari saaran, Musaafiriinta ka imaanaya Norway oo baaritaanka laga joojin doono iyo warar kale.

página 46 de 50