Sinopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodios
-
SBS News Somali: Tuesday, 14 October 2025
14/10/2025 Duración: 06minKumannaan qof Qaza kusoo dhoweeyey maxaabiistii falastiin ee Israel kasii deysey xabsiyada. Xoghaya qaramanda midoobey oo ku boorriyey dhinacyada ay khusaysaa inay fursaddan uu isticmaalaan soo af-meeridda dagaalka, ballanqaadyadoodiina ay ka dhabeeyaan.
-
SBS News Somali: Monday, 13 Oct 2025
13/10/2025 Duración: 05minSenetor Lidia Thorpe oo sheegtay inay gubi lahayd aqalka baarlamaanka si ay ugu dagaallanto caddaaladda falastiiniyiinta. Donald Trump oo u socdaalay bariga dhexe si uga qayb galo xuska saxeexa nabadda bariga dhexe.
-
SBS Somali Full Friday Program - Barnaamijkii oo dhammaystiran: 10 Octobers 2025
12/10/2025 Duración: 53minBarnaamijkii Jimcaha - 10 October oo dhammaystiran.
-
-
-
-
Sagootin loo sameeyay Amina Diria oo shaqada ka fariisatay 28 sano kadib
08/10/2025 Duración: 13minSagootin loo sameeyay Amina Diria oo shaqada ka fariisatay 28 sano kadib
-
-
-
-
Qorshaha Donald Trump ee lagu soo afjarayo dagaalka Gaza
01/10/2025 Duración: 08minDalal badan ayaa soo dhaweeyay qorshaha Donald Trump ee la doonay in colaadda Gaza lagu soo afjaro.
-
-
-
SBS Somali Full Program 26 September
30/09/2025 Duración: 51minSBS Somali Full Program 26 September 2025
-
Sidee magaca loo badalaa Australia?
30/09/2025 Duración: 10minInaad doorato inaad magaacaga si shariyan ah u badasho waa go’aan wayn oo qofku noloshiisa qaato, waana mid ka turjumaysa daruufaha shaqsiyeed ee qofku marayo.
-
-
-
Saamaynta aqoonsiga Falastiin: Mohamed Hassan Dable
24/09/2025 Duración: 10minMohamed Hassan Dable: Saamaynta aqoonsiga Falastiin.
-
-
Australia oo aqoonsatay Falastiin
23/09/2025 Duración: 10minAustralia ayaa ku biirtay dalal ka badan 150 oo si rasmi ah u aqoonsaday Falastiin. Talaabadan ayaa waxaa canbaareeyay Isreal iyo Maraykanka.