Sinopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodios
-
-
-
-
Australia Explained: wanta solar panel on your roof?
09/10/2024 Duración: 07minMa doonaysaa inaad gurigaaga saarto muraayadaha koronatada laga dhaliyo (solar Panel)?
-
Waraysi xildhibaan Mohamed Cumar Dalxa
08/10/2024 Duración: 15minWaxaa magaalada Muqdishu lagu soo gabagabeeyay shirkii Madasha Wadayashiga Qaran oo mudo dhowr maalmood ah socda. Kulanka ayaa lagu waramayaa inuu is-afgarad la'aan ku dhamaaday. Professor Mohamed Cumar Dalxa waa xildhibaan hore siyaasada soomaaliyana waqti dheer ku soo jiray.
-
Hani Abdille oo ka qayb galaysa barnaamuj looga hadlayo arimaha qaxootiga
08/10/2024 Duración: 11minWaxaa Sydney lagu qabanayaa barnaamuj looga hadlayo arimaha qaxootiga iyo magangalyodoonka. Waxaa qayb wayn ka qaadanaya barnaamujkaas Hani Abdille oo ah gabar qoraa ah, gabyaa ah, una ololaysa arimaha xaquuqda qaxootiga.
-
-
-
-
-
Sida daynta guryaha looga qaato Australia
02/10/2024 Duración: 10minAustralia Explained: sida daymaha guryaha looga qaato Australia.
-
-
Xaflad soo dhawayn ah oo loo qabtay Safiir Abdihakim Amey
01/10/2024 Duración: 06minWaxaa Melbourne lagu qabtay xaflad lagu soo dhawaynayo Safiirka Soomaaliya u jooga Koofurta Sudan horena u ahaa Madaxweyne ku xigeenka Puntland.
-
Xafladda Africulture Festival oo lagu qabtay Sydney
01/10/2024 Duración: 05minWaxaa magaaladda Sydney lagu qabtay xafladda Africultural Festival oo ay sanad walba soo qabanqaabiso ururka Somali Welfare and Cultural Association oo ay madax u tahay Saada Abdikarim.
-
-
-
Siciid A Deni oo diyaar u ah wadahadalka Dowlada Federaalka Soomaaliya.
25/09/2024 Duración: 09minMadaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullahi Deni, ayaa goob uu ka hadlayey ka sheegay in uu diyaar u yahay wadahadal uu la yeesho Dowlada Federaalka ee Soomaaliya.
-
Dr Mohamed Abas iyo damaca Ethiopia ee bada Soomaaliya.
25/09/2024 Duración: 12minDr Maxamed Cabaas, ayaa Laanta Afsoomaliga ee Idaacada SBS ka waraysatay damaca Ethiopia ee bada Soomaliya iyo xiisada siyaasadeed ee ka dhalatay.
-
Hamdi Ali oon ka waramaya doorashada golayaasha dowlada hoose.
25/09/2024 Duración: 14minHamdi Ali - oo isagu laf ahaantiisu u sharaxan (xubinimada Golaha Deegaanka ee Melbourne) - ayaan ka waraysanay, doorashada golayaasha Dowlada Hoose.
-
Wararka SBS Somali 24 September.
24/09/2024 Duración: 06minQaar ka mida wararka SBS Somali ee maanta (24 Talaado, 2024)