Sinopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodios
-
Guryo la'aanta ka jirta Australia iyo Hamdi Ali
20/09/2024 Duración: 16minWaxaa dalkan Australia ka jira guryo yari ba'an. Waxaan arintaas ka waraysanay Hamdi Ali oo arintana aad ula socda.
-
-
-
Dadka Aboriginalka iyo Torres Strait Islander iyo Aqoonta xidigaha
18/09/2024 Duración: 06minDadka Aboriginalka iyo Torres Strait Islander ka cirku wuxuu u sheegaa dhaqmada ay kumaan jiil isugu soo gudbinjireen si sheeko, heeso, xaflado ama farshaxan.
-
-
-
-
-
Australia Explained: Nidaamka caafimaadka ilkaha Australia
11/09/2024 Duración: 10minQaybtan ka mid ah barnaamujyadii Australia Explained waxaan ku soo qaadaynaa caafimaadka ilkaha ee caruurta iyo dadka qaangaarka ah ee Australia.
-
Wacyigalinta cudurka kansarka mindhicirka ku dhaca
11/09/2024 Duración: 10minWaxaa Melbourne lagu qabtay barnaamuj dadka looga wacyigalinayo cudurka kansarka ku dhaca mindhicirka (bowel cancer). Waxaa soo qabanqaabiyay ururka East African Women's Foundation.
-
-
-
-
-
-
Mohamed wuxuu u sharaxan yahay doorashada NSW
04/09/2024 Duración: 10minMohamed Daahir Hassan wuxuu u sharaxan yahay doorashada Gole Deegaanka Cumberland ee gobolka NSW.
-
-
Sharuucda Aan Qornayn ee Goobaha Shaqo
03/09/2024 Duración: 10minQaybtan ka mid ah barnaamujyadii Australia Explained waxaan ku eegaynaa sharuucda aan qornayn ee goobaha shaqada iyo sidii aad u ogaan lahayd marka aad shaqo cusub bilaabayso.
-
-
Booliska Muqdisho oo ka digay dhibaatada maandooriyaha
30/08/2024 Duración: 06minTaliska qaybta guud ee ciidamada booliska gobalka Banaadir ayaa muqdisho kusoo bandhigay maandooriye kalagadisan oo boolisku soo qabtay, laguna gubay goob fagaara ah. Boolisku waxa ay sheegeen in maandooriyuhu uu sabab u yahay dhibaatooyin badan oo magaalada ka dhaca.